Xog ku aadan Liiska ugu horeeya Musharaxiinta Aqalka Sare ee Qoor Qoor soo saarayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda soo saaro liiska musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya Galmudug. Qoor Qoor ayaa cadaadis xoogan kala kulmaya Madaxtooyada Soomaaliya, Musharaxiinta mucaaraadka iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta miisaanka culus ee kasoo jeeda dowlad goboleedka Galmudug. … Continue reading Xog ku aadan Liiska ugu horeeya Musharaxiinta Aqalka Sare ee Qoor Qoor soo saarayo